Monday, September 3, 2007

Somaliland army closing in Lascanood

War deg deg ah: Ciidamo loogu tababarayo Somaliland deegaanka kalabaydh ee duleedka magaalada laascaanood.

War dag dag ah oo shabakada allmudug ka soo gaaray magaalada laascaanood ayaa sheegaya in magaalada kalabaydh ee duleedka magaalada laascaanood uu tababar uga socdo ciidamo xoogan oo uu leeyahay maamulka dirta waqooyi iyadoo ciidamadaasi ay ka soo jeedaal hal beel ah oo kamida beelaha daga Gobolka sool.

Ciidamadan oo tiradooda aan la shaacin balse lagu qiyaasay boqolaal ayaa lagu wadaa in marka ay tababarka soo dhamaystaan ay u soo jihaystaan dhinaca magaalada laascaanood si ay uga abuuraan arimo amaanka wax udhimaya lidina ku ah Maamulka Puntland.

Goob jooge ku sugan magaalada laascaanoo lana yiraahdo Jamac cali booqdayna goobta lagu tababarayo ciidamadan ayaa shabakada allmudug u xaqiijiyay in ciidamada tababarku u socdo ay hogaaminayaan rag horay xilal uga hayay maamulka puntland hadana isu badalay mucaarad.

Wuxuu kaloo noo sheegay Jamac cali in ciidamada goobta lagu tababarayo ay yaaleen 4 gaari oo nooca dagaalka ah iyo sidoo kale 2 gaari oo nooca xamuulka ah iyadoo aan loo ogolayn inay dadku usoo dhawaadaan goobta tababarka.

Ciidamadan ayay tababarka siinayaan saraakiil ka socota maamulka dirta waqooyi iyadoo aanaan wali helin magacyada saraakiishaasi balse aan dib idiinka soo gudbin doono hadii eebe yirahdo.

Allmudug.org news desk.

1 comment:

Anonymous said...

Somaliland ama iidoor sheekada ku dhacda ayaan sugaynaa labo maalmood ka war sug xaalada laaska waxaan arki doonaa somnaliland dhuuso weyn ka bam siisay, waxaan ku tusaya tiiyo dabada dabayshu ka gashay sida gabadhaan mootada oradka badan saaran.

http://www.motorcycle-journal.com/forum/attachments/off-topic/4237-yamaha-fz6-vs-suzuki-sv650-vs-suzuki-gs500-56k-big-ass1.jpg

dabadu hadaysan idin kala tagin waabad arki doontaa .anigoo wiil majerteen ah iga war sug maanta waxay taagan tahay in la isu fiirsado keenii dagaalka durba kaca oo dib u gurta